Ciidamada Itoobiya oo magaalooyin cusub kala wareegay xoogaga Tigrey iyo dagaalka oo ..

Ciidamada federaalka Itoobiya ee dagaalka kula jira xoogaga sida weyn u hubeesan ee Tigrey ayaa guulo waa weyn ka sheegtay dagaalo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalooyin kuyaala gobolka Tigrey. Dagaalka u dhaxeeya ciidamada federaalka Itoobiya iyo xoogaga Tigrey ayaa sii xoogeesanaya kuna sii fidaya magaalooyin hor leh, waxaan dagaalka laga cabsi qabaa in uu … Continue reading Ciidamada Itoobiya oo magaalooyin cusub kala wareegay xoogaga Tigrey iyo dagaalka oo ..